Matiitix

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax duugnimo ama karis badan awgiis la googo'aya.

Matiitix

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ixay, -ixday)

Wax gabow, karis badan awgiis la googo'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga matiitix

matiitixi | matiitixid | matiitixin | matiitixis | matiitixis | matiitixsad | matiitixsan | matiitixsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg