Maxmil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo/-xaamil, m.dh)

1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.

Maxmil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Libaax-badeed maxmil ku dabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxmil

maxaamil | maxmilan | maxmilid | maxmilnaan | maxmilnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg