Maydhax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.dh)

ld mayrax.

Maydhax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xo, m.dh)

(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maydhax

mayrax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg