Mayllin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-imo/-inno, m.l/dh)

1. Bir caarad dhuuban oo wax mudda. 2. Bir yar oo indhakuusha lagu marsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayllin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg