Mayrac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.

Mayrac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Xoolo fiid daajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayrac

mayracad | mayracasho | mayracid | mayraco | mayricid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg