Mayran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)1. Wax la mayray noqosho. 2. Dhar iwm midab bixid.
Mayran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, rnayd)Wax la mayray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mayran ↴
kaadidhiig | mayrmid | mayrnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg