Miibac

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

1. Wax aan fudayd ku jebin oo aad u adag. 2. Gaajo kulul oo aan bi'in oo xanuun-ka-warqab ah. ld mamac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miibac

mamac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg