Miinee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

1. Wax miino ku xirid, miino gelin. 2. Cid kontorobaan u dhiibid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miinee

miinayn | miinaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg