Miirran
Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Qof deggan oo dabeecad fiican leh ahaansho. 2. Qof xanuun ka soo roonaaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miirran ↴
miirranaan | miirranaansho | miirranow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg