Milan-joogtayn

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

(kiim.) Milanka ku nagaada qiime pH oo madoorsoome ah marka lagu daro asiidho ama alkaliyo. Milannada joogtaynta waxa badanaaba ku jira asiidh daciif ah iyo hal nooc oo cusbooyinkeeda ah taas oo ka dhalatay beys xooggan sida milan ah asitig asiidh iyo naatriyam asiteyt.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milan-joogtayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg