Milicso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid. 2. Wax deg-deg u eegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milicso

balacso | milicsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg