Milliqso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Carrabka si joogto ah u soo bixin iyada oo bishiimaha wax saaran la leefleefayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milliqso ↴
milliqsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg