Milme
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)1. Adke marka uu hoore saameyo milma. 2. M. ah: qof la dulmiyey oo ciil ka batay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milme ↴
saafid-kolorimitrieed | asiidha yuurig | gudbin-gudbiye-milme | kollajiin | ma-milme | mil | milan | milan | moolarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg