Minbeer

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Kolay yar oo xarig ama caw ka samaysan oo kuul lagu sharxay oo haweenku ku ritaan waxyaabaha ay isku carfiyaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minbeer


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg