Minguuri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka m.: wax meel ku qoran, meel kale ku qorid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minguuri

gableyshimbir | minguurin | minguuris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg