Minxiis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Labo qof oo isguursaday nin u wehel yeela muddada ay arooska ku jiran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minxiis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg