Miran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Qof roob ama col miray ahaansho. 2. Qof ama wax la miray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miran ↴
cammiran | mirnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg