Mirimmiri

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Geed abaareed weyn oo leh caleen dhuudhuuban iyo har wanaagsan waxaana lagu beeraa jidadka magaalooyinka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirimmiri


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg