Miskiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/masaakin, m.dh)1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹.
Miskiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:ld miskiinad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miskiin ↴
gorse | ilmirigle | ilmiriglee | kiismiskiin | masaakiin | maskiin | maskiin | maskiinad | maskiinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg