Miyiri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid. 2. U m.: si deggan wax u qabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miyiri

miiri | miirin | miyirin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg