Moordow
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Aad u cadhoobidda xooluhu cadhoobaan. ld moordoobid.
Moordow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Xoolo aad u cadhoobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moordow ↴
moordoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg