Mudbax

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.

Mudbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudbax

mudbaxsan | mudbaxsanaan | mudbaxsanaansho | mudbixid | murbax | murbax | murbaxsan | murbaxsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg