Mudbaxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudbaxsan ↴
mudbaxsanaan | mudbaxsanaansho | murbaxsan | murbaxsanaan | murbaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg