Mukhaawi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)1. Qof dadka been u sheega oo maskaxda ka xada. 2. Qof aan hadalkiisu wax ka soo qaad lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mukhaawi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg