Mukhlis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo/-siin, m.dh)1. Qof daacad ah. 2. (dii.) Qof cibaadada Eebbe ku wanaagsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mukhlis ↴
daacad | mukhlisnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg