Muleemi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax wada qaadasho, iyada oo aan in yarna laga reebin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muleemi

muleemin | muleemis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg