Munaafaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo/-fiqiin, m.dh)1. Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin. 2. (dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga munaafaq ↴
muddamdam | munaafaqnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg