Muuqsheeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin, m.l)(baay.) Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay ku xidhanyihiin hiddo-sidihiisa, xidhiidhka shiiqsanaanta ee ka dhexeeya aliiladiisa, iyo laqabsiga hiddo-sidaha degaankiisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muuqsheeg ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg