Naafow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Noqoshada nafley ay naafo noqoto. ld naafoobid.
Naafow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Naafo noqosho. ld naafo³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naafow ↴
naafo | naafoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg