Naar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
Naar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, ml.)1. Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab. 2. N. ah: wax aad u kulul.
Naar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cid naar gelin (Eebbe). 2. Wax aad u gubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naar ↴
naadh | naar-afuuf | naarajiin | naarid | naarsime | naarsimo | ahalunnaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg