Nabaaddiinaxir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.

Nabaaddiinaxir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabaaddiinaxir

nabaaddiinaxirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg