Nabas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha. 2. Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabas

dhegso | gol | namas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg