Obiyum
Qaabnaxa: Magac Lab ah (daawo) | Male Noun (Medicine) Isrogrogga:Dawo laga miiro geedka la yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo xanuun bi'is ah hurdana keenta maadama ay morfiin ku jirto. morfiin
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga obiyum ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

