Qaansheeg
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.l)(dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaansheeg ↴
qaansheegte |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg