Qanjidh taymas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjidh taymas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg