Qarbidix

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.

Qarbidix

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Weel rigrig afka kaga tolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarbidix

qarbidxid | qarbidxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg