qasad
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. Muraad; dan. 2. Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.

qasad
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-sday, -sadday; -sdi)

1. (f.g) Wax samayntooda damcid. 2. (f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasad

gablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.

qasdi [m.l]
ld qasad¹.

qasdid [m.f.dh]
eeg qasad².

toogo [m.dh]
Muraad, qasad, hadaf, tooggo. 2. Kol; mar. ld tooggo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg