qashow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Cunto iwm qash noqosho. 2. Geed-hoosaad badan wax isku baxay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qashow

qashoobid [m.f.dh]
eeg qashow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg