Qool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro. 2. Ul weyn. 3. Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.

Qool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

1. Suun ama xarig siriq u samayn. 2. Cid khayaameyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qool

faa | adar | aqool | aqool | aqool | aqoolan | aqoolid | aqoolnaan | aqoolnaansho | aqoolxumaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg