Raafdillaac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daawo) Cudur ku dhaca labada raaf ee xoolaha dhexdooda oo ka dhasha qoyaanka. ld raafqarrar. raafqarrar

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raafdillaac

raafqarrar | golrod | gommod |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg