Rajakoris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:R. ah: nin haya carruur hooyadood dhimatay.
Rajakoris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa. 2. Naag naxariis badan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rajakoris ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg