Saalaxweeto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug loogu soo hagaago. 2. Hab loo ganacsado badeeco iyadoo aan lacagteeda la bixinb lala wareego. 3. Hab ganacsi ah oo ba-deeco yaryar habda meel wareejiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saalaxweeto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg