Saamax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.

Saamax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -mixi)

Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saamax

saamaxaad | saamixid | masaamax | masaamax | masaamaxan | masaamaxnaan | masaamaxnaansho | masaamaxnow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg