Saaquunnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Haweeney aan caqli iyo waxtar lahayn ahaansho. 2. Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaquunnimo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg