Sabaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-do, m.dh)Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabaad ↴
mukulaalsabaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

