Shukumaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Maro duf leh oo badanaa suuf ka samaysan oo biyaha laysaga tirtiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shukumaan

duf | tuwaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg