Sooyaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sooyaal

usduuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg