Su'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Erey lagu yiraahdo awrka marka la raraayo si uu araxda u toosiyo; samay; qayso. 2. Erey lagu yiraahdo awrka la da-brayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga su'

ma | barashada cilmiyadii hore | calaamatu-su'aal | isu'eg | masalo | miyaa | munkar | su' | su'aal | su'aalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg