Su'aal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo. su'aal² lg1 (-aalay, -aashay) Si jawaab looga helo cid weyddiin u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga su'aal

ma | barashada cilmiyadii hore | calaamatu-su'aal | masalo | miyaa | munkar | su'aal | su'aalid | weyddii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg