Suyuc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
Suyuc
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Wax la huuriyey ur xun yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suyuc ↴
dhirifow | dhirifow | suyac | suyucid | suyucsan | suyucsanaan | suyucsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg